Waan fahmay

Ilmahaagu ma leeyahay baahi gaar ah oo saameyn kara isticmaalka kursi baabuureed caadi ah, kursi dheereeye, ama suunka kursiga? Hubi inaad dhakhtarka ilmahaaga kala hadashid qalab gaar ah ama wixii kale ee la sameyn karo.

Macluumaadka ku qoran aaladdan (app) waxa loogu tala galay ujeeddooyin waxbarasho oo qura. Looguma tala galin ama loogama jeeddo inuu beddello talada xirfadle ama aqoonyahan caafimaad sida dhakhtar, ama talada warshadda sameysa kusiga baabuurka. Mar kasta la tasho bixyahaaga caafimmadka sida dhakhtarka si aad u oggaato habboonaanta macluumaadka xaaladdaada ama haddii aad wax su’aalo qabtid. Cisbitaalka Nationwide Children mas’uula kama noqon doono wixii khasaare ama dhaawac ah ee ka yimaadda gelidda aaladdan, gelid la’aanta aaladdan, ama isticmaalka aaladdan, oo ay ka mid yihiin, wixii khasaare ama dhaawac ah ee ka yimaadda isticmaalka macluumaadka ku yaalla aaladdan.

Waan fahmay